Home Wararka Naqshadda Dhisme Casri Oo Loo Dhisayo Baarlamaanka Soomaaliya Oo Lasoo Bandhigey (Sawiro)

Naqshadda Dhisme Casri Oo Loo Dhisayo Baarlamaanka Soomaaliya Oo Lasoo Bandhigey (Sawiro)

406
0
SHARE

Waxa dhisme laga gali rabaa Guriga Baarlamaanka Fedaraalka ee Soomaaliya, oo qaab casri ah loo dhisayo sida ka muuqata Naqshad cusub oo lasoo bandhigey.

Dhismahan uu yeelan doono Baarlamaanka jamhuuriyadda fedaraalka ee Soomaaliya ayaa waxa maal gelin doona dowladda Turkiga oo diyaarisey qaab ka uu noqon doono gurigan cusub.

Injineero isugu jira Turki iyo Soomaali ayaa qeyb qaadan doona Guriag oo lagu wado in muddo sanad ah lagu soo gabagabeeyo dhismihiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here