Home Wararka Musharaxiinta Xilka Madaxweynenimo Ee Hirshabelle Oo Maanta Bilaabaya Jeedinta Khudbadahooda

Musharaxiinta Xilka Madaxweynenimo Ee Hirshabelle Oo Maanta Bilaabaya Jeedinta Khudbadahooda

202
0
SHARE

Maanta oo ah Arbaco 13-ka September waxaa Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabelle ka bilaaban doonta Dhageysiga Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle.

Musharaxiinta ayaa la sheegay in illaa Afar kamida Maanta laga dhageysan doono Qudbad ay uga hadlayaan Barnaamijkooda Siyaasadeed,waxaana Xildhibaanada Hirshabelle lagu Wargeliyay in ay Maanta soo Xaadiraan,

Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle ayaa loo balamay in la qabto Maalinta Sabtida ah ee soo socota,waxaana Xilka Madaxweynaha Hirshabelle ku Tartami doona illaa 7 Musharax inta illaa hadda is-diiwaan gelisay.

  • Cabdikariin Cali Nuur.
  • Daahir Cabdulle
  • Maxamed Cabdi Waare.
  • Yuusuf Maxamuud Hagar (Dabdageed).
  • Cabdinaasir Shirwac Maxamed.
  • Maxamed Caruush Diirow iyo
  • Cabdiraxmaan Xuseen Caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here