Home Wararka Dhageyso Ciidamada Dowladda Oo Dib Ugu Laabtey Magaalada Ceelwaaq Ka Dib Dagaal...

Dhageyso Ciidamada Dowladda Oo Dib Ugu Laabtey Magaalada Ceelwaaq Ka Dib Dagaal Saake Ay Uga Baxeen

138
0
SHARE

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa isaga ka baxay Magaalada Ceel-waaq ee gobolka Gedo oo ay saakay kala wareegeen Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Madaxa Amniga ee Gobolka Gedo oo la hadlay warbaahinta waxaa uu sheegay in xaaladda Ceel-waaq ay degan tahay,islamarkaana ciidamada dowladda Soomaaliya ay hadda gacanta ku hayaan.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka waddaan howlgallo lagu xaqiijinaayo amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here