Home Wararka Gaari Qaad Sidey Oo Xilli Habeen Ah Soo Galay Magaalada Hargeysa Iyo...

Gaari Qaad Sidey Oo Xilli Habeen Ah Soo Galay Magaalada Hargeysa Iyo La Yaabka Meesha Ka Dhacay (Video)

647
0
SHARE

Waxaa magaalada Hargeysa xalay soo galay gaari siday Qaad Waxaana uu Halis geliyey Darawalku Gaadiid iyo Shacabkii ku sugnaa Wadooyinka magaalada.

Waxaa Muuqaal laga duubay kasoo dhex Muuqday Qaylada iyo Sawaxanka is qabsaday, Iyadoona dad aad u badan ay Dabayaaceen Qaadka,

Insadan loo xiiseeyo Qaadka ayaa waxay ka dambaysay kadib markii dhawaan istaagay Qaadkii ka imaan Jiray Itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here