Home Wararka Dhageyso Maxaa Xal U Ah Caqabadaha Siyaasadeed Ee Horyaalla Madaxweynaha La Doortey...

Dhageyso Maxaa Xal U Ah Caqabadaha Siyaasadeed Ee Horyaalla Madaxweynaha La Doortey Ee Hirshabelle

149
0
SHARE

Baarlamaan Goboleedka Hirshabeele ayaa Maxamed Cabdi Waare u doortay Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeele kadib doorasho ka dhacdey magaalada Jowhar..

Hdaba Maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ku gadaaman acqabado siyaasadeed, oo ay ugu horeyso in weli uu xilkii isku dhejinayo Madaxweynihii xilka laga qaadey ee Cali Cabdilaahi Cosoble.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here