Home Wararka Dowladda Soomaaliya Iyo Maamul Goboleedyada Oo Ku Heshiiyey In La Mideeyo Canshuuraha...

Dowladda Soomaaliya Iyo Maamul Goboleedyada Oo Ku Heshiiyey In La Mideeyo Canshuuraha Dalka (Sawiro)

97
0
SHARE

Wasiirka wasaarada maaliyada Xukuumada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa magaalada Garoowe waxa uu kusoo gaba gabeeye shir lagu mideenaye Canshuuraha dalka.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeeyb galay wasaaradaha maaliyada Doowladd goboleedyada dalka iyadoona wasiirka Maaliyada Soomaliya uu iskugu keenay magaalada Garoowe.

Gaba gabadii shirka ayaa waxaa lagu kala saxiixday oo leesla gartay in la mideeyo Canshuuraha dalka, intaas kadib wasiirka maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa kasoo duulay Garoowe isagoo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here