Home Wararka Dhageyso Faafaahinno Kala Duwan Oo Kasoo Baxaya Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka...

Dhageyso Faafaahinno Kala Duwan Oo Kasoo Baxaya Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystey Gobolka Gedo

158
0
SHARE

Diyaarado Dagaal ayaa duqeyn qasaro geysatay ka fuliyay degaano ka tirsan Gobolka Gedo halkaasi oo Qasaaro la xaqiijiyay inuu ka dhashay.

Duqeymaha oo ay Saacadihii la soo dhaafay Fuliyeen Diyaaradaha Dagaalka ee Dowlada Kenya ayaa lala Beegsaday Degaano ku dhow Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here