Home Wararka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Beeniyey In Qoraal La Sheegay In Si Wada Jir...

Madaxweynaha Hirshabelle Oo Beeniyey In Qoraal La Sheegay In Si Wada Jir Ah Ay Usoo Saareen Maamul Goboleedyada (Sawiro)

91
0
SHARE

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa beeniyey warmurtiyeed la sheegay in si wada jir ah ay usoo saareen madaxda Maamulada ka jira dalka.

Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in aanu jirin warmurtiyeed ay soo wada saareen maamul Goboleedyada, laakiin uu ku baaqayo in xal laga gaaro khilaafka Galmudug ka jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here