Home Wararka Dhageyso Wasaaradda Waxbarasahada Puntland Oo Kala Dirtey Gudigii Waxbarasahada Gobolka Mudug

Dhageyso Wasaaradda Waxbarasahada Puntland Oo Kala Dirtey Gudigii Waxbarasahada Gobolka Mudug

135
0
SHARE

Wasaaradda Waxbarashada Maamul Goboleedka Puntland ayaa kala direy Gudigii waxbarada Gobolka Mudug iyo kan Degmada Gaalkacyo.

Sidoo kale wasaaradda ayaa ruqsaddii kala noqotey laba dugsi sare oo horey loogu ogolaadey in ay shaqeeyaan ahse ahaatee markii dambe ayaa la sheegay in ay buuxin waayeen, shuruudihii Dugsiga sare.

Waxaa gudoomiyaha gobolka iyo taliyaha qaybta gobolka mudug lagu wargelinayaa in ay hubiyaan fulinta go’aanka wasaarada kasoo baxay ee ku wajahan labada dugsi sare ee kor ku xusan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here