Home Wararka Dhageyso Afahayeenka Ciidmada Xoogga Oo Faafaahinno Ka Bixiyey Qarax Khasaare Dhaliyey Oo...

Dhageyso Afahayeenka Ciidmada Xoogga Oo Faafaahinno Ka Bixiyey Qarax Khasaare Dhaliyey Oo Shalay Ka Dhacey Inta U Dhaxeysa Bariire Iyo Nmbar 50

914
0
SHARE

Afahayeenka Ciidamada Xoogga Gobolka Shabeelada hoose Col Maxamed Ciise Maxamed ayaa faafaahin ka bixiyey qarax Miino oo shalayt gelinkii dambe ka dhacey inta u dhaxeysa Deegaanka Bariire iyo Degmada Nambar 50.

Afahayeenka ayaa qaraxaasi ku eedeeyey maleeshiyada Kooxda Alshabaab ee ku naaxa naaxa dhiigga dadka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in khasaare kooban qaraxaasi uu ka dhashey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here