Home Wararka Maamulka Kilinka Shanaad oo Bilaabay iney Boobaan Hantida Shacabka ay Ku Leeyihin...

Maamulka Kilinka Shanaad oo Bilaabay iney Boobaan Hantida Shacabka ay Ku Leeyihin Degaanada uu Ka Taliyo

726
0
SHARE

Maamulka Kilinka ayaa malmahan danbe bilaabay iney magaca maamul ku dhacaan dadka degan degaanadaas kuwaas oo baaqi dowlada Ethopia  ee ahaa in qurba joogta ay maalgishadaan deganadooda ku yimid deganadaas oo sidaas ku bilaabay iney  maalgashadaan dhulkooda ayaa waxa muuqato in shaar qabiil lagu boobayo hantidooda milkilaha hotel City crown Mohamuud Xaaji Abdirahman Muse oo ku magac dheer Shujaac  oo ah ganacsade hanti badan gishaday deganadaas kana yimid wadanka Finland  baa waxaad moodaa in hantidisa lagula wareegayo qaab qabiil asaga oo hada dowlada dhexe u gudbiyey cabasho uu ka qabo maamulka kilinka oo u muuqdo mid somaalida mesha degan kale geynaayo kaas oo qabiilada qaar ku riixayo iney maamulada kale ku biiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here