Home Wararka Xildhibaan Zakariye Oo Shirqool Cusub Ku Tilmaamey Shirka Maamul Goboleedyada Ee Kismaayo...

Xildhibaan Zakariye Oo Shirqool Cusub Ku Tilmaamey Shirka Maamul Goboleedyada Ee Kismaayo Ka Furmaya

282
0
SHARE

Iyadoo lagu wado in magaalada Kismaayo lagu qabto shir u dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyadaodalkaokaojira ayaa waxaa soo baxaya dhaliilo kala duwan oo shirkaas loo jeedinaayo.

Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji  oo ka mid Barlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda maamul Goboleedyada dalku ay meel ka dhac ku sameyeen arin la doonayay in looga danbeeyo dowlada dhexe ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here