Home Wararka Tacsi Qaran oo Loo dhigay Xildhibanadi ku Geeriyooday Hotel Naasa Hablood

Tacsi Qaran oo Loo dhigay Xildhibanadi ku Geeriyooday Hotel Naasa Hablood

451
0
SHARE

Waxa maanta Hotelka SYL ee magaalada Mogadishu lagu qabtay tacsidi Xildhibaanadi hore ee Barlamaanka 9aad ee dhawaan lagu xasuuqay Hotel Naasa hablood  waxaaana kasoo qeyb galay dad aad u tiro badan oo ay ka mid yihin xildhibaano barlamaan iyo wasiiro kuwaas oo muujiyey sida ay uga xun yihin xasuuqa meshaas ka dhacay waxay alle uga baryeen in alle u naxariisto xildhibaanada kale ah Abdinaasir Gaarane iyo Xidhibaan Mohamed Hassan waxaa halkaas sidoo kale ka hadlay eheledi ay ka tageen xildhibanadaas kuwas oo sheegay bulshada Soomaliyeed iney ka codsanayan cidi wax ka tabaneeso labadaas Xildhibaan iney iska cafiyaan cidi wax dhaqaalo ah ku lahayd ay lasoo xariiraan ehelada marxuumiintaas geeriyooday

Waxaa tacsidaas gogosheeda dhigay Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Mahad Cawad wuxu halkaas kasoo jeediyey qudbad uu kula dardaarmayey dadki halkaas jooogay iney ka shaqeyaan isku xirnaan dhexdooda iyo isku tanaasul si loo gaaro hadafka dowladnimo ee la hiigsanayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here